Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Guurtida Somaliland

0
Wednesday December 16, 2020 - 08:57:07 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Guurtida Somaliland

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Guurtida Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Guurtida Somaliland

Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda JSL garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa dhaariyay mudane Maxamuud Maxamed Jaamac Abubakar kaas oo kamid noqon doona golaha guurtida.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Xafiiska UK Ee Somaliland. | Solna


Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa dhaariyay mudane Maxamuud Maxamed Jaamac Abubakar, oo ka mid noqon doona xildhibaanada golaha Guurtida, kadib markii uu xanuun culusi lasoo darsay xildhibaan Maxamed Jaamac Abubakar, jagadiisiina banaanaatay.

Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maxkamadda sare ee dalka u soo gudbiyay codsi ay ku dalbanayaan in la dhaariyo xubinta buuxinaysa jagada golaha ka banaanaatay.

Guddoomiyaha ayaa dhaarinta kadib mudanaha Alle uga baryay in uu xilka u fududeeyo bulshadana uu ugu adeego daacadnimo.

Loading...
Loading...