Hogaamiye Xirsi Oo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Dalka Canada.

0
Sunday December 13, 2020 - 22:05:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Xirsi Oo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Dalka Canada.

    War-saxaafadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed

Hargaysa (HWN) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa umagacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha Canada ee  Xisbiga Wadaani Cadbiwahaab Faarax Kaamil.



Waxaanu sidaasi ku sheegay Hogaamiye Xirsi War-saxaafadeed uu soo saaray, oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Hadhwanaagnews.


No description available.

Loading...
Loading...