Maxkamadda Puntland Oo Go'aan Ka Gaareysa Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday

0
Sunday December 13, 2020 - 09:46:09 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Puntland Oo Go'aan Ka Gaareysa Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday

    Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta oo axad ah la filayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta oo axad ah la filayaa



Warar la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Maxkamadda sare ee Dowlad goboleedka Puntland inay sharci ka dhigtay xasaanad ka qaadistii golaha Wakiilada Puntland ay ku sameeyeen 8 mudane oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland.

 

Warar horudhac ah oo la helay ayaa sheegaya in 5 Garsoore oo dacwadda go’aaminteeda lahaa ay 4 kamid ahisku raacday in Xasaanad ka qaadistaas ay sharci tahay halka hal Garsoore uu diiday sharcinimada xasaanad ka qaadistaas.

 

 

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta oo axad ah la filayaa inay shaaciso Go’aan ka gaarista kiiska xasaanada looga qaaday Xildhibaannada Puntland.

 

Xildhibaannada xasaanada lagala noqday ayaa waxaa ay kala yihiin Magacyadooda

 

1: Xildhinaan Cabdijamal Cismaan

 

2 .Xildhibaan Cabdiqani Surato

 

Xildhibaan Muuse Jajabsay

 

Xildhibaan Baduugaaye

 

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre

 

Xildhibaan Saleeban Faarax.

 

Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore

 

Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.


Loading...
Loading...