Hanti-dhowrka Oo Shaaciyey Magacyada Wasiiro Iyo Xildhibaano Hore Oo Ay Ku Maqan Tahay Hanti Dowladeed

0
Sunday December 13, 2020 - 08:52:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanti-dhowrka Oo Shaaciyey Magacyada Wasiiro Iyo Xildhibaano Hore Oo Ay Ku Maqan Tahay Hanti Dowladeed

    "iyadoo diiradda la saarayey soo celinta gaadiidka dowladda,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"iyadoo diiradda la saarayey soo celinta gaadiidka dowladda,"

Muqdisho (HWN) – Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhowrka Guud ee Somaliya ayaa lagu faray illaa 14 masuul oo ka tirsan dowladda, kuwaas oo qaarkood horay xilalkii looga qaaday inay dib u soo celiyaan gaadiid ay dowladdu leedahay.




"Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, isagoo gudanaya waajibaadka shaqo ee ilaalinta Hantida Qaranka ayuu xafiisku tirakoob iyo xaqiijin wajigii labaad ah ku sameeyey hey’adaha dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayey soo celinta gaadiidka dowladda,” ayaa lagu yiri qoraalka.


No description available.No description available.

Loading...
Loading...