Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Nashqada Diyaaradda Cusub Ee Khayriyadda Hargeisa

0
Saturday December 12, 2020 - 19:07:29 in News by A. Asbaro
  • Visits: 3090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Nashqada Diyaaradda Cusub Ee Khayriyadda Hargeisa

    Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Nashqada Diyaaradda Cusub Ee Khayriyadda Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Nashqada Diyaaradda Cusub Ee Khayriyadda Hargeisa

Hargeisa(HWN):-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada Diyaaradda ee magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Si Adag Uga Hadley Xaaladu Dalka Iyo Arinta Caare


Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sidoo kale hadley nashqada cusub ee xukuumadu u samaysay Diyaarada, isagoona sheegay in khalad weyni ku jiro naqshada diyaaradaasi.

"Diyaaraddani ka turjumi mayso diyaaraddii intay Garoonka Hargeisa ka soo kacday, haddana duqaysay Hargeisa. Haddaad eegto tan hadda Qayriyadda laga dhisaayo kama turjumayso, waxaannad mooddaa inay guul ka turjumayso, hadda qofka sidaas u eeggaa u qaadan maayo in diyaaradani tahay mid wax inna yeeshay, waxanna waa aqoon ee maaha wax inta qof yari googalka iska galo uu sawir kala soo baxaayo, waa inaad fahamtaa waxani farriinta ay gudbinayso, markaa Diyaaraddani ka turjumi mayso Xanuunkii la innoo gaystay." Ayuu yidhi Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde.

Loading...
Loading...