Dayac Ka Muuqda Goobo Muhiim Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco+Sawiro

0
Saturday December 12, 2020 - 18:58:39 in News by
  • Visits: 1950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dayac Ka Muuqda Goobo Muhiim Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco+Sawiro

    Dayac Ka Muuqda Goobo Muhiim Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dayac Ka Muuqda Goobo Muhiim Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco+Sawiro

Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa waxa ka jira dayac weyn oo ka muuqda goobo muhiim ah oo taariikhda oo ay ka mid yihiin Gurigii lagaga dhawaaqay Madax bannaanida Somaliland 18 MAY 1991-kii, Airport-kii Burco, Schoolkii farsamada gacanta Burco iyo Tiyaatarkii Burco


Goobahan oo muhiim u ah bulshada Gobolka Togdheer, ayaan wax dayac tir ah lagu samayn 29-kii sanno ee ay jirtay Jamhuuriyadda Somaliland.
Image may contain: sky and outdoor, text that says 'Burco Technical School'
Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: sky and outdoor

Loading...
Loading...