Shirka Dib-u-eegista Sharciga Kalluumeysiga Somaliya Oo Lagusoo Gabagabeeyay Muqdisho

0
Saturday December 12, 2020 - 17:13:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Dib-u-eegista Sharciga Kalluumeysiga Somaliya Oo Lagusoo Gabagabeeyay Muqdisho

    "Shirkaan waxaa ka qayb galay maamul goboleedyada Somaliya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shirkaan waxaa ka qayb galay maamul goboleedyada Somaliya"

Muqdisho (HWN) Magaalada Muqdisho waxaa lagusoo gabagabeeyay shir socday labo maalin oo looga wada tashanayay Dakhli-wadaagga Kalluumeysiga dalka iyo dib-u-eegista sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya.



Shirkaan waxaa ka qayb galay maamul goboleedyada Somaliya oo ayna ku jirin Puntland iyo Jubbaland.


No description available.No description available.

Loading...
Loading...