Xildhibaan Mohamed Cali Xuseen Waa Musharax Da Yar Oo Karti Aaan Kuogahay.

0
Sunday April 28, 2019 - 11:27:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mohamed Cali Xuseen Waa Musharax Da Yar Oo Karti Aaan Kuogahay.

    xildhibaan cali maxamed xuseen waa nin u taagan jagada musharaxnimada ee soo socota ee deeganada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xildhibaan cali maxamed xuseen waa nin u taagan jagada musharaxnimada ee soo socota ee deeganada , ee ka dhici doona jamhuuriyaddeena curdina ah ee somaliland. waa nin salaad xafid ah, karti iyo aqoon aan ku tuhmayo.waana nin u diyaara oo ay ka dhabta tajay inuu ka mid noqdo dadka sida dhabta ah ugu diyaarka ah wax ka badalka iyo billicda magaalada gaar ahaan hargeysa maroodo jeex.



waa muwaadin reer somaliland ah, balse ku dhashay sannadku markuu ahaa 1989kii gobolka faafeen ee deegaan soomalida ethiopia,balse wax barashadiisii ku qaatay dugsiga hoose dhexe ee axmed dhagax,waxbarashadiisii sarrana ku dhamaystay dugsiga sare ee gaandhi,kana baxay jaamacadiisii kuliyada public health ee jaamacadia la yidhaahdp hope ee ghargesya ku taal ,haddadan uu ka wado mastartiisa jaamacada abaarso, ee isla hargaysa.


waxa uu kasoo shaqeeyay ururo badan oo ay ka mid ahaayeen saywo,iyo sodco,haddadan waxa uu ka mid yahay wasaarada waxbarashada ee degmada fara weyn ee somaliland.


maxamaed cali xuseen oo loo yiqaan nasri waa nin ay ka dhabtahay u shaqaynta dalkiisa haddii aynu doorano dadka hamiga xambaarsan mar walba waxa ay noqon dad ku talaabsada horumar baaxad leh.

maqaalka maanta


hamse riraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...