Waxsoosarka Warshadaha Sharaabka Dalka Oo Ka Tayo Wanaagsanadaysharaabka Dalka Dibada Uga Yimaada.

0
Sunday April 28, 2019 - 11:14:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxsoosarka Warshadaha Sharaabka Dalka Oo Ka Tayo Wanaagsanadaysharaabka Dalka Dibada Uga Yimaada.

    Qore Dr. Fu'ad Abdi Hirse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore Dr. Fu'ad Abdi Hirse Hambalyo hambalyo


Waxaan halkan uga diraynaa hambalyo waxqabad ag waaxda arimaha bulshada dawlada hoose ee hargeisa mr khaddar yusuf ali oo runtii ku tilmaaman muwaadin ilaahay ha ka abaal maryo waxqabadka uu ka muujiyeyinuu kor u qaado aqoontayadii caafimaadfayadhowr ee shaqaalaha ka hawl gala waaxda fayadhowrka dawlada hoose si loo helo waxqabad muuqda oo ku shaqaynaaya aqoonteeda shaqaale fayadhowr oo in badan wax ka taraysa in la helo shaqaale fayadhowr



Taas oo uu dhiiri galiyey in 16 shaqaale fayadhawr ahi ay kazoo qalan jabiyaan jaamacada public health degree taas oo ay ka hawl galayaan badhista cuntooyinka daawooyinka hudheelada cuntada si loo soo ururiyo waxyaabaha dhacay etc


Tani waa isbadel hor leh ooay qaaday maamulka dawlada hoose waaxda arimaha bulshada hawshan oo uu agaasimay agaasimahawaaxda arimaha bulshada khaddar yusuf cali hawshan shaqo oo aad looga dareemay caasimada korna u qaadaysa bilicda nadaafada fayadhowrka caasimada


Fayadhowr sare fuad abdi hirse

063 35547 94


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...