Foolxumadii doodu maxay inoo muujisay???..W/Q Mustafe Tashad

0
Thursday December 10, 2020 - 19:00:44 in Articles by
  • Visits: 1919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Foolxumadii doodu maxay inoo muujisay???..W/Q Mustafe Tashad

    Foolxumadii doodu maxay inoo muujisay???..W/Q Mustafe Tashad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Foolxumadii doodu maxay inoo muujisay???..W/Q Mustafe Tashad

Foolxumadii doodu maxay inoo muujisay???

Dooddu waxay iftiimisay qayb ka mida foolxumada iyo jaahilnimada nidaamka muuse!!


Sidaas oo kale ayaa wasaaraddaha lagu maamullaa! Jaahilnimo iy badawnimo!

Foolxumadii xalay inankaa ka muuqatay ayaa ka muuqata meelkasta oo la taabtaba.
Foolxumada garsoorka, darajooyinka, xilalka, mashaariicda iwm.

Taya xumada iyo garawsha xumadu waa ta guud ahaan ka muuqata marka farta loo saaro.
Sow maydan arkayn in aan laysu garaabayn ilaa laysku buuqay.

Somaaliland sidaas oo kale waligeed laysuma garaabayo!!

Waxay ku dambaynaysaa in laysku buuqo oo rabshado yimaadaan oo indhaha faraha layska geliyo!!
Adigu doodii miyaad ka ambanaysaan!!
No description available.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...