"BRAIN DRAIN"...By Mustafe Tashad

0
Thursday December 10, 2020 - 00:32:16 in Articles by
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "BRAIN DRAIN"...By Mustafe Tashad

    "BRAIN DRAIN"...By Mustafe Tashad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"BRAIN DRAIN"...By Mustafe Tashad




Waxaynu wada ogsoonahay in haddii maskaxdu khalkhasho ficillada kale ee qofku qabanayana ay khalkhalayaan.

Sidaas oo kale haddii dadkii cilmiga iyo caqligaba lahaa ay ka hayaamaan dalka ay khatar badan leedahay!

Tusaale ahaan marar badan afrikaanku dhibta waddamadooda haysata qayb waxay ka dhigaan dadkii aqoonta lahaa oo ka hayaamay.

(BRAIN DRAIN)!!

Sidoo kale soomalilaand waxa ku dhacay, dadkii aqoonta lahaa ee caqligoodu cusbaa lama siin fursadahoodii dabadeed waa kuwaa dhisaya soomaaliya.

Soomaalilaand waataa soo oodatay!!

Balwaxaad is barbar dhigtaan raggan hoos aan sawiradooda soo geliyay.

1. Wasiir bayle vs Ahmed muumin seed

2. Wasiir Dubbe vs Xinif

3. wasiir saalax vs siciid sullub

Xaqiijin kadib:

Saddexda wasiir ee muuse dugsi sare may gaadhin aqoon ahaan!!
Muusoow waxaa kuu urayaa waa taladaadii!


Mustafe Tashad
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...