Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida

0
Monday December 07, 2020 - 12:13:43 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida

    Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Deegaanka Soomaalida

Hargeisa(HWN):-Shil gaadhi oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay, inta u dhexeeysa Qabri-bayax iyo Araarso ee dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana uu ka dambeeyay, kadib markii uu rogmaday gaadhi nooca loo yaqaano laan-guruusalka oo ay saarnaayeen dad shacab ah.

Inta la xaqiijiyay laba ruux oo kamid ahaa dadkii saarnaa gaadhiga ayaa ku geeriyooday shilkaas, halka tirro intaas ka badan ay dhaawacyo soo gaareen, isla markaana waxaa la geeyay Xarun Caafimaad.
Shil Gaadhi Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Deeganka Buuhodle Ee Gobalka Buuhodle


Goobta uu shilku ka dhacay ayaa waxaa tegay Saraakiil Ciidan oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kuwaasi oo sheegay in gaadhiga rogmaday markii horey loo waday si xawaare sare oo markii dambe keentay inuu rogmado.

Deegaano dhowr ah oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa horey uga dhacay shilal kala duwan oo geystay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo soo gaadhay dadkii la socday gaadiid isku dhacay.

Loading...
Loading...