Gudoomiye Faysal Oo Xoghaye U Magacaabay Masuul Xil Wasiir Ka Soo Qabtay Dawladii Daahir Rayaale

0
Sunday December 06, 2020 - 13:28:52 in News by
  • Visits: 2890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Faysal Oo Xoghaye U Magacaabay Masuul Xil Wasiir Ka Soo Qabtay Dawladii Daahir Rayaale

    Gudoomiye Faysal Oo Xoghaye U Magacaabay Masuul Xil Wasiir Ka Soo Qabtay Dawladii Daahir Rayaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Faysal Oo Xoghaye U Magacaabay Masuul Xil Wasiir Ka Soo Qabtay Dawladii Daahir Rayaale

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa u magacaabay Abshir Ahmed Xasan, inuu noqdo Xoghayaha Waxbarashada ee Xisbigaasi.

Abshir Ahmed Xasan ayaa wakhtigii Xukuumaddii Rayaale soo noqday Wasiirka Dib- u dejinta Somaliland, waxaanu sidoo kale ka mid yahay ganacstada dalka..


Loading...
Loading...