Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Soomaalilaan 1994 ilaa 2021.

0
Sunday December 06, 2020 - 10:20:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Soomaalilaan 1994 ilaa 2021.

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay

 

Wasaaradda maaliyadu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda maaliyadu waxa ay u qaybsami jirtay laba wasaaradood oo la kala odhan jiray, Wasaaradda Khasnada iyo Wasaaradda Maaliyadda, balse markii dambe waa la isku daray oo waxa loo bixiyey Wasaaradda Maaliyadda. Haatana waxa loo bixiyey wasaaradda horuminta maaliyadda.

Magacyada Wasiirradii Soo Maray Maaliyadda.

Magaca                                                        Mudada Xilka

= Ismaaciil Hurre Buubaa…………………..1991 …1993

= C/laahi Maxamed Ducaale……………….1993….1994

= Ibraahin Cabdi Muuse……………. ………1994…

= Maxamed Axmed Samatar "Ildab”……….1994

=Maxamed Dhimbiil Galbeedi……………...1995….1995

= Cawil Xaaji Cumar………………..................1994….1995 "W.Khasn”

= Saleebaan Maxamuud Aadan……………….1996…1996

= Eng. Yuusuf Caynab Muuse…………………1996…1997

= Axmed Maxamed Maxamuud” Siillanyo”….1997….1999

= Maxamed Siciid Gees…………………………1999….2001

= Xuseen Faarax Doodi………………………….2001…2003

= Xuseen Cali Ducaale……………………………2003….2010

= Maxamed Xaashi Cilmi………………………..2010…2012

= C/casiis Maxamed Samaale……………………2012….2015

= Samsam Cabdi Aadan…………………………..2015….2017

= Yuusuf Maxamed Cabdi……………………….2017…….Nov.2018

= Sacad Cali Shire………………………………….Nov..2018……

 

Miisaaniyad Sannadeedkii 1994 ilaa 2019.

       Sannadka              Miisaaniyadda

  • 1994……..250, 000, 000 S/L Shillin
  • 1995……..1, 996,623,580     ‘’
  • 1996…….11,207,100,000
  • 1997…….36,108,606,940
  • 1998…….42,834,702,507
  • 1999……55,916,304,333
  • 2000……74,692,891,000
  • 2001……78,026,000,000
  • 2002…….88,852,000,000
  • 2003…….101,687,066,649
  • 2004…….144,848,772,610
  • 2005……148,252,211,709
  • 2006……164,669,033,000
  • 2007……202,759,848,704
  • 2008……280,610,081,921
  • 2009……265,190,140,732
  • 2010……310,259,111,704
  • 2011……529,935,322,246
  • 2012……639,369,240,470
  • 2013……750,000,000,000
  • 2014……912,000,000,000
  • 2015……1,080,000,000,000
  • 2016…….1,771,681,042,140
  • 2017…….2, 175,104,355,662 
  • 2018…….1,687,000,000,000
  • 2019…….1,823,975,720,000
  • 2020…….2,751,304,880,098
  • 2021…….2,882,000,000,000

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan 

[email protected]

Tix-Raacyo:

Dan-Jire….warside ay soo saarto Wasaaradda Maaliyadda

Meerisyadii  Taariikhda………………………Cali Dool Axmed” Qoryoolay”


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...