Musuqii Ugu Balaadhnaa Oo La Habaynaayoo

0
Saturday December 05, 2020 - 10:35:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuqii Ugu Balaadhnaa Oo La Habaynaayoo

    Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye

4 / 12 / 2020 



Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay  Waxa immika dawlada hoosee hargeysa ay ugu fekertay  Inay dayaarada halganka oo sideedaa ku qurux badan   Ay yidhaahaan saraanu uqaadaynaa barxad lagu nastana   Waanu ka dhigaynaa ayadoo afarta koone ee magaalada   Ay ku noolyiin dad aan dheri dabsaarini. 

 

 Kordhiye. Saaxiib aan kuu kordhiyo halkaas  Waxa jirta saaxiib in mudadii qolooyinkan wakhtigu kaga dhammaa  Ay soo dhowaatay habkii wax lagu musuqi lahaana uu ka dhamaaday  Oo ay gaadheen heer ay wadaadadii yidhaahaan waxbaanu u farsamaynay  Oo iyagu farsamaysteen.  Markaa saaxiib meesha qudha ay isleeyiin dad kaa raali ku noqonaya Lacag bandanna aa ku cuni karaysaan inay noqotay dayaaradaa   Meesha wacan taala ee aan ubaahnayn intaariikhdeeda dalka  Lagu musuqmaasuqo .  Laakiin waxaanan sidaaba uodhan cid musuqa udiidaysa ayaan jirinba  Waayo kii udiidi lahaa isagaa ka daran  Waxa aan ku soo xidhayaa saaxiib waa dal aan haysan muwaadiniin Ee aad moodo inay tahriib ku soo galeen. 

 

 

 

Guuleed liibaan [email protected]  

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...