Jilaaga Caanka Ah Ee Sunny Deol Oo Laga Helay Covid-19

0
Thursday December 03, 2020 - 10:08:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jilaaga Caanka Ah Ee Sunny Deol Oo Laga Helay Covid-19

    Jilaaga Caanka Ah Ee Sunny Deol Oo Laga Helay Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jilaaga Caanka Ah Ee Sunny Deol Oo Laga Helay Covid-19



Jilaaga caanka ah ee shirkadda filimada Bollywood, ahna xildhibaanka baarlamaanka ee ka tirsan xisbiga BJP, Sunny Deol, ayaa laga helay cudurka Covid-19, sida uu sheegay xoghayaha caafimaadka ee gobolkaHimachal Pradesh, sida ay ku warrantay warbaahinta Hindustan.

 

Xoghayaha caafimaadka ee gobolka ayaa warbaahinta PTI u sheegay in jilaaga iyo saaxiibadiisa ay qorsheynayeen inay aadaan magaalada Mumbai balse markii la baaray waxaa lagu arkay cudurka.


BBC

Loading...
Loading...