Maayir Soltelco Iyo Xashiishga Buux Dhaafiyay Caasimada Qaybtii Koobaad
hadaba nimankanb golaha deegtaanka hargeisi waxay marayaan in nin walba uu kuxisaabtamo maxaad kaqabsatay intaad ahayd xildhibaanka ama maayirkaba dhahoo waxaana ninwalba usiocda intaasoo fooq taasina ay tahay cashuurtoodii wax loogu qaban lahaa lagu faakihaysdo oo maanta hadaad lixda subaxnimo soogasho suuqa hargaysa waa hunqaaci xashiishga tuulan iyo dukhsiga kaboodaaya waxaana lagu jiraa xili roobaadkii oo waxaa dhalan kara xanuuno aynaan itaalkooda lahayn golaha deegankana hadii lawada dhimanayo wax kagalay majirto ileen waxay noqdeen dulin inagu dul nool oo aynaan isga qaban karin ileen waxay kuukala fadhiisiyeen qoys qoys oo hadiii mid ladhalilo reerkoodii oo aan waxba kuqabin ayaa budka lakacayta oohanjabaad marinay
goorma ayaynu toosaynaynaa oo aynu garanaynaa waxaa inaga dhaxeeya eee aynu wada leenahay iimika oo aynu kula xisaabanaa dhiigmiiratadan golahga deegaanka hargeisa
hadaba waxaan shacabka reer hargeisa usoo jeedinayaa in ay ogaadaan in wax kawada dhexeeyo oo ay wada leeyihiin reernimadanana isgta tuuraan oo dagmo walba gudi samaysato kashaqaysa laxisaabtankaq dulinka hargaysa dhameeyay hadii taa lasameeyo wax badan ayaa hagaagi lahaa
nimankana way baqaqn lahaaayeen oo waxaa kabixi lahaaaan jaqo cashuurtii aan kaaqaday
Qore: Yusuf Abdi Ismail
Email: [email protected]
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!