Gulufka Iyo Colaadahan, Gudahisi Ololasha, Gadaal Nooga Joojoo, Rabinagu Galadayaa.

0
Wednesday December 02, 2020 - 10:13:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gulufka Iyo Colaadahan, Gudahisi Ololasha, Gadaal Nooga Joojoo, Rabinagu Galadayaa.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh. BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B]

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-GULUFKA IYO COLAADAHAN,GUDAHIISA OLOLASHA,

   GADDAAL NOOGA DHIGAYO,GALAD EEBBE WEEYAN,

   HADDUU GACAN BANAANYEY,GALABU INA MARILA,

   GONDAHISA WAXA YAAL,GARBADUUBAYO XIDHAY.

       


2-GUULE TIISA MOOYAANE,WAYNA GEBEGEBAYNLAA,

    GEESHKU WEERAR ODHANLA,GELINMU LA DAAHEEN,

    GURIGUU KU NOOLAA HADDAAN,DAAD U SOO GELIN,

    GACALKIISU CADAW NOQON,GEEDU SOO AHA DHAW.

 

3-GOORIGOOR INTAY TAY,GARASHIYO AQOON YAHANO,

    GURA OO INOO XULA,DADKA QAAR AFGARAN KARA,

    GOONYAHA ADUUNYADA,GAALADIYO ISLAAMKABA,

    AFARTAA GARJAHADOOD GEBIGOOD  U KALA DIRA.

 

4-GADHEERAHA IYO QAYLABA,GEESUUN KU TIIRSADA,

    GAM’A INOOMA YAALEE,GUNTIGANAW ADKASTAAY,

    GEELA YAAN LA QAADINE,KA ILAASHA GAADADA,

    GUUD MAR HADALKU,WAA GARO AMA HA GARAN,

                        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...