Xaalada Abwaan Hadraawi ku Sugan Yahay.

0
Wednesday December 02, 2020 - 09:45:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Abwaan Hadraawi ku Sugan Yahay.

    Doorkii Dawladiisana wuu tabayaa Abwaanku.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorkii Dawladiisana wuu tabayaa Abwaanku.

Salaadii Makhrib wax yar ka hor ayaan booqanay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo la dhigay Cisbitaalka AL-AMANA HOSPITAL ee Magaalada Burco.



Abwaanka xaalad caafimaad oo dhanka Macaanka oo ku kacay iyo kelyaha ah ayaa lasoo dersay sida ay noo sheegeen Dadka Hayay Abwaanka Oo ahaa Dumar Khaasa oo aan markaa ugu tagnay.


Wajigiisa waxa muuqday nuur badan lkn xanuunka ayaa ka tan waynaa oo indhihiisu waxa ku taagnayd ilmo, inkasta oo ay noo sheegeen hablahii hayay inuu soo dhaamo sidii hore,


Duco ayuu inooga baahan yahay Maanta shacabka somali meel walba oo ay joogaan inaynu ugu ducayno in alle caafimaad Taama siiyo abwaan Maxamed ibrahim warsame Hadraawi.


Doorkii Dawladiisana wuu tabayaa Abwaanku.

Alle caafimaad sareecana ha siiyo

Qore. Xabiib cige

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...