Protocol Ka Booqashooyinka Danyarta Sidani Waa Ka Mamnuuc

0
Tuesday December 01, 2020 - 10:32:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Protocol Ka Booqashooyinka Danyarta Sidani Waa Ka Mamnuuc

    Siyaasiyiinteena waa in la baraa protocol ka hadba goobaha la booqanayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiinteena waa in la baraa protocol ka hadba goobaha la booqanayo



Markii saxaafadda baranaynay waxa ku jirtay  asluubta dadka danyarta ah ama barakacayaasha marka la booqanayo loo labisto ama dharka ka reeban


Waa mamnuuc adigo xidhan dharka kuwa ugu fiican ama suudh inaad dhex tagto dad masaakiin ah oo baahin, waa inaad isku eekaysiisa oo dhar aan soo jiidasho lahayn ugu tagtaa, hadii kale kala sarayn bay u eekaanaysa.

Maanta Sidiiq Dhamme isagoo suudh xidhan buu barakacayaal booqday waa khalad iyo gef ka  baxsan anshaxa booqashooyinka caynkan oo kale ah.


Bal u fiirso marka saraakiisha UN-ta booqanayaan goobahan oo kale ma xidhaan Suudhadh ee dhar caadiya ayey ugu tagaan si ay isku tusaan dad la mid ah.


Siyaasiyiinteena waa in la baraa protocol ka hadba goobaha la booqanayo

 

Barkhad-ladiif M. Omar

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...