Hambalyo Iyo Bagaadin Gobalka Daad Madheedh..W.Q. Kaptanka

0
Tuesday December 01, 2020 - 09:54:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Iyo Bagaadin Gobalka Daad Madheedh..W.Q. Kaptanka

    W/Q: Abdiqani Salaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdiqani Salaf.

Waxaa aad isoo jiitay qiimaynta iyo dhiiri galinta gobalka #Daadmadheedh  ay usameyeen kooxdii qaatay horyaalka gobalada jamhuuriyadda Somaliland xulki daadmadheedh. In ciyaartoyga dhiiri galin loo sameeyo waxay qayb libaax ka qaadanaysa in dhalintu rajo hesho iyo dhaqdhaqaaq Isla markaana ay ka Koraan aafooyinka balwadaha iyo qabyaalada iyo sido kale mushkilada tahriibka.

 

Waxaa wax lagu farxo ah in kooxdii si meeqaam sare ah loo qaabilay. Islamarkaana Baabuur qaliya lagu abaal mariyay lacibiintii qar kamida iyo tobabarihii guusha keenay. Inkastoo shaqsiyan aanan taageere u ahayn kooxdan oo aan watay Maroodijeex. Hadana waxan nasiib u yeeshay inaan noqdo xisbiga ugu horeeyay ee casuuma kooxda.

 

Imikana waxaan uga mahad naqaya reer daadmadheedh sida sharafta badan ee ay ugu abaal gudeen kooxdii horyaalka qaaday Sanadkan. Waxaa leeyahay waa gob iyo caadadeed milgaha sare ee aad ku qaabisheen ciyaartoyda.

Thank you. Jamhuuriyadda Somaliland guul iyo gobanimo waarta ishallah.

 

Allah Mahadleh.

W/Q: Abdiqani Salaf.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...