Yaa Fiisaha Dal Ku Galka U Saaray Xildhibaan Dhuxulow Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa?

0
Monday November 30, 2020 - 14:38:43 in News by
  • Visits: 2827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Yaa Fiisaha Dal Ku Galka U Saaray Xildhibaan Dhuxulow Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa?

    Yaa Fiisaha Dal Kku Galka U Saaray Xildhibaan Dhuxulow Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaa Fiisaha Dal Kku Galka U Saaray Xildhibaan Dhuxulow Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa?

Hargeysa(HWN):-Madaarka magaalada Hargeysa ayaa lagu xidhay xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo ka tirsan baarlamaanka soomaaliya.




xildhibaan Dhuxulow oo ka mid ah musharaxiinta u tartamaya madaxtinimada soomaaliya ayey xukuumada somaliland qorshaysay inay maanta u mastaafuriso magaalada Muqdisho ee caasimada somaliya.


Waxa madaarka Hargeysa ee Cigaal airport maanta lagu xidhay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.


Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in Mustaf Dhuxulow ay shirkad Jarmal ah oo Hargeysa degeni u soo saartay dal-ku-galka Somaliland, si uu Hargeysa shir ugaga qayb galo.


Laakiin hay’adaha ammaanka ayaa marki dambe ogaaday in qofka dal-ku-galka loo soo saaray yahay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo xabsiga loo taxaabay. Mustaf ayaa saraakiisha madaarka Cigaal ee Hargeysa tusay dal-ku-galka uu sitay, kaas oo la la laalay, lana joojiyay.


Loading...
Loading...