'' National Defense Strategy ''.

0
Monday November 30, 2020 - 09:33:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    '' National Defense Strategy ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Dawladdii Tigreyga waxaa lagaga adkaadey sadex arrimood oo muhiim ah .



1-  Saadka oo ku yaraadey maadaama dhulkoodu ahaa dhul xidhan oo aan bad lahayn , wadooyinkii wax usoo mari lahaayeen oo dhana lagga xidhey .


2- Iskaashigga labada dawladood ee Ethopia iyo Ereteiya oo hafiyey .


3- La'aanta ay waayeen saaxiibo dabadeed oo is barbar taaga .


Sidaa markay tahay Somaliland waxay u baahan tahay in ay dhacdooyinka Aduunka wax ka barato kuna taamilo qaadato sidaa darteed waxaa u muhiima .


1- Hagaajinta eerboodhadda Barigga ( Burco , Ceergaabo ,Laascaanood ) .


2- Samaynta Dekedda Maydh iyo laamigga ceergaabo .


3- Samaynta dakadaha iyo jidadka isku xidha magaalooynka iyo dakadaha sidda  , Maydh-ceergaabo , Hargaysa -Ceelsheekh , Boorame Lughaya .


Dardar gelinta mashruuca shaqo qaran iyo diyaarinta jiil cudud ciidan oo aqoonle .


Ugu dambayn , Somaliland waxay u baahan tahay saaxiibo dabadeed oo la isku halayn karro , Ruush , Chine , Maraykan ,Faransiis , ama cidii kale ee dani is baddo .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...