Odayaasha Maamulka Koonfur-Galbeed Ee Soomaaliya Oo Baaq U Jeediyey Musharaxiinta Madaxtinnimada

0
Monday November 30, 2020 - 08:29:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaasha Maamulka Koonfur-Galbeed Ee Soomaaliya Oo Baaq U Jeediyey Musharaxiinta Madaxtinnimada

    "Odayaasha Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay labada dhinac Inay si nabad ah ku dhacdo doroashada. "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Odayaasha Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay labada dhinac Inay si nabad ah ku dhacdo doroashada. "

Odayaasha dhaqanka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa baaq siman u jeediyey musharaxiinta madaxtinnimada dalka iyo dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

Labada dhinac ayaa isku haya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo musharaxiinta mucaaradka ay kasoo horjeesteen guddiyo doorasho oo ay dowladda magacowday.

 

Odayaasha Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay labada dhinac Inay si nabad ah ku dhacdo doroashada.

 

Waxay hadalkan jeediyeen kadib markii ay kulan la yeesheen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo haatanna ka mid ah musharrixiinta doorashada soo socota, islamarkaana socdaal ku tegay magaalada Baydhaba.


Loading...
Loading...