Fadeexadaha Dul Hoganaya Shirkada Trafigura Ee Somaliland Heshiiska La Gashay Oo La Soo Bandhigay

0
Sunday November 29, 2020 - 14:47:49 in News by
  • Visits: 1325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexadaha Dul Hoganaya Shirkada Trafigura Ee Somaliland Heshiiska La Gashay Oo La Soo Bandhigay

    Fadeexadaha Dul Hoganaya Shirkada Trafigura Ee Somaliland Heshiiska La Gashay Oo La Soo Bandhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexadaha Dul Hoganaya Shirkada Trafigura Ee Somaliland Heshiiska La Gashay Oo La Soo Bandhigay


Golaha Wakiilada Soo Bandhigay Fadeexada dul hoganaysa Shirkadda Trafigura, Dalbadayna in Heshiiskeeda Golaha La Horkeeno.

Africa Oil & Gas: TRAFIGURA suspected of breaking embargo on North Korea


Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka dalbaday Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi in ay Golahaas horkeeno Heshiiska ay la gashay Shirkadda Trafigura, oo dhawaan lagu wareejiyey Haamaha Shidaalka ee Berbera.


Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada oo warbixin u jeediyey Gole weynaha, ayaa sheegtay in Shirkadda Trafigura ay tahay mid fadeexado dul hoganayaan, iyada oo lagu eedeeyey in ay sun ku qubtay dalal afrika ku yaalla, taas oo ay sheegeen in ay sababtay dhimasho iyo waxyeelo balaadhan.


Waxaanay guddidan soo jeedisay in golaha looga yeedho Masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga si ay faah faahin iyo xogba uga bixiyaan heshiiska lala galay shirkadda Trafigura.

Loading...
Loading...