Xog ku saabsan sababta Mudaneyaasha Guurtidu qaarkood uga qayliyey Hay'adda UNDP, Mooshinkana uga keeneen

0
Sunday November 29, 2020 - 14:34:45 in News by
  • Visits: 1367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog ku saabsan sababta Mudaneyaasha Guurtidu qaarkood uga qayliyey Hay'adda UNDP, Mooshinkana uga keeneen

    Xog ku saabsan sababta Mudaneyaasha Guurtidu qaarkood uga qayliyey Hay'adda UNDP, Mooshinkana uga keeneen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog ku saabsan sababta Mudaneyaasha Guurtidu qaarkood uga qayliyey Hay'adda UNDP, Mooshinkana uga keeneen


Mudaneyaasha Golaha Guurtida qaarkood, ayaa si weyn uga qayliyey dhaqdhaqaaqyo Golaha Guurtidu bilaabeen oo la xidhiidha xog ururin lagu samaynayo qaabka loo soo dooranayo Mudaneyaasha Golaha Guurtida, oo laga soo sameeyey Gobollada qaarkood.

Image may contain: 2 people, beard


Qorshahan Golaha Guurtida dardar geliyeen ee ku saabsan samaynta xeerka lagu soo dooranayo Mudaneyaasha Golaha Guurtida, isla markaana kulamo la tashiyadan loo qabtay ay Golaha ka taageertay Hay'adda UNDP, ayaa sababay in Mudaneyaasha qaarkood ka biyo diidaan qorshaha lagu dardar gelinayo xog ururinta qaabka loo dooranayo Golahooda.


Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa kuraasta fadhiyey muddo ku dhow 30 sanno, oo bilaa doorasho ah, iyada inta badan Xildhibaannadii wakhtigaasi la soo doortay ay geeriyoodeen Kuraastoodiina ay dhaxleen Ubadkoodii.


Mar la isku dayo samaynta Xeer lagu dooranayo Golaha Guurtida, ayaa waxa diidmo kala hor yimaada Mudaneyaasha Guurtida qaarkood.


Loading...
Loading...