Guddida Doorashooyinka Oo Ku Fashilmay Diwaangelintii Gobolka Hawd

0
Sunday November 29, 2020 - 14:25:26 in News by
  • Visits: 1160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashooyinka Oo Ku Fashilmay Diwaangelintii Gobolka Hawd

    Guddida Doorashooyinka Oo Ku Fashilmay Diwaangelintii Gobolka Hawd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Doorashooyinka Oo Ku Fashilmay Diwaangelintii Gobolka Hawd


Komishanka Doorashooyinka oo Ku Fashilmay Dinwaangalintii Gobolka Hawd Goobihii Dinwaangalinta oo Aan Shaqaynayn Iyo Arrimo Kale.

Image may contain: one or more people, people standing and people walking


Deegaanka kaabada Bari ee Degmada Baligubadle ayaan ila hada wax shaqo ah oo diwaan galin ahi ka sacon.


Bulshada deeganadaasi ayaa soo sheegaya in maamulka shaqaalahu ay shegeen in Cilad ku timi ay u taagan tahay diwaan galintii codbixiyayaashu.


Bulshada ku dhaqan deegaankaasi oo saaka u soo kala hay si ay isku diwaan galiyaan ayaan ila hada hayn cid diwaan galisa.


Wakhtiga bulshadani haysato ayaa ah 4 cisho oo ah wakhti aad u yar taasoo hadana loo raaciyay in laga khasaariyo mudadii yarayd ee ay haysteen.

Loading...
Loading...