Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Shir Deg-Deg Ah Maanta Yeelanaya

0
Sunday November 29, 2020 - 12:57:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Shir Deg-Deg Ah Maanta Yeelanaya

    Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadli doonaan waxyaabihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadli doonaan waxyaabihii




Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markale waxaa la filayaa inay kulan ku yeeshaan mid kamid ah hoteelada ku yaalla Magaalada Muqdisho, iyaga oo kulankooda uga hadlaya Arrimo dhowr ah.

 

Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadli doonaan waxyaabihii ka soo kordhay xaaladda wadanka halka qaarkoodna ka warbixin doonaan kulamo kale oo gaar gaar ah oo ay la yesheen madax kale.

Waxyaabaha ugu adag ay musharixiinta ka hadli doonaan ayaa waxaa kamid ah qaraxyadii khasaaraah badan geystay ee ka dhacay magaalada muqdisho iyo jawaab la’aanka Villa Soomaaliya.

 

Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la kala diro guddiyada doorashooyinka Soomaaliya, sidoo kale uu xilka baneeyo Taliyaha NISA, hayeeshee Villa Soomaaliya weli aysan ka jawaabin codsiga musharixiinta.


Loading...
Loading...