Askariga Shisheeya, Amaan Laga Sugaayaa, Koodiiyoon Anfaco Cunin, Weliuu Aradan Yahay.

0
Sunday November 29, 2020 - 09:33:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askariga Shisheeya, Amaan Laga Sugaayaa, Koodiiyoon Anfaco Cunin, Weliuu Aradan Yahay.

    ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-ASKARIGA SHISHEEYE,AMAAN LAGA SUGAAYEE,

  OLOLKIYO QARAXYADU,ARSAAQDIISA TAHAYEE,

  SII OLOLIN LAAYEEN,INAY JOOGSADAAN RABIN,

  IYAGON ANFACO CUNIN,KUWAAGI ARADANYIIN.

 

2-INKAARAYDIN HAYSTEE,ADEEGSADA KUWIINO,

    AMINAYA DADKIINAA,DALKAN LOO ABUURAYE,

    ARLADIINA MADAXDA,ALSHABAAB U BADANO,

    ASKARTIINA DIIDANON,OGOLANAHAYN NABAD.

 

3- ELEEN WAYS OGSOONTIINE,AGAASIMIYO WASSIRO,

    ALSHABAAB INTEE TAHIIN,DALKA UGU ARIMISAANE,

    EREY AAN LA ODHAN KARIN,OON BIXININ LAALUUSH,

    UNUUNKOODA GOOYO,MASAAKIINTUN ADHAX JARA.

 

4-XAMAREEY AYAAN DARAN,MAXAA AADU KUGU NOOL,

    ILMAYAALA KUGU DHALAY,OON LA EEGI KARAHAYNI,

    AWOODEEDI LAGA QARIYE,ASALKINA KA BAQAYAAN, 

     INKAARAYDIN HAYSTEE,MA ILAAHAY BARIDAAN.

                       ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...