Dhalinyaro Xaal Siisay Dr. Gaboobe Eedan Ujeediyay Xinif

0
Sunday November 29, 2020 - 09:30:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Xaal Siisay Dr. Gaboobe Eedan Ujeediyay Xinif

    Gaboose Waxaanu Leenahay Xaal Qaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaboose Waxaanu Leenahay Xaal Qaado

Marka Hore Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta. Marka Xiga Hadaanu Nahay Dhalinyarada  Beesha Habar Jeclo Waxaanu Xaal Iyo Raaligelin Kasiinaynaa Dr Maxamed Cabdi Gaboose Hadaladii Edebdarada Ahaa Ee Ninka Layidhaahdo Cabdikariin Xinif Ama Inakaahin Maw Ekahay, Uu Ku Aflagaadeeyey Dr Ka Qaaliga Ah  Ee Gaboose .

 

Gaboose Waxaanu Leenahay Xaal Qaado  Qofkan Hadalkiisu Qiimo Malehe Cidna  Ma Metelo Aan Ahayn Inakaahin Ama Geenyo Shaaximan Oo Soodiraye.

 

Hadaanu Nahay Dhalinyarada Habar Jeclo Ama Deegaanka Baalidhaye Aad Ayaanu Ugudiirsanay Codsigii Aad Hordhigtay Madaxwene Cagjar Waxaana Aadtahay Nin Qaran C/Kariin Xinif Waa Qof Sida Eyga Layidhaahdo Qabo Oo Lasoo Adeegsadey Maaha Qof Dhererkiisa Iyo Dhaqankiisu Isleeyihiin. Ee Kunjeer Xaal Qaado Digtoore.

 

Wabilaahi Tawfiiq.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...