Waa Adke. W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Sunday November 29, 2020 - 09:26:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Adke. W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Insaha allah Barnaamijyo waawayn ayaan soo gudbin doona o ku saabsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Insaha allah Barnaamijyo waawayn ayaan soo gudbin doona o ku saabsan

Wasiirka Wasiirada arimaha Dabada E Dunida  Ugu safarka badan uguna guulaha badan e Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu waa wasiir maskax badan o maangala , shirki Ururka Iskaashiga islaamka e wasiirada arimaha dabada e dalalka islaamka ayu sidan hoose ka yidhi isla markaana u ruxey qalbiyada dadka goobta shirka fadhiyay.



Waxa u yidhi sidan hoose:

Diblumaasiga ugu sareeya Turkiga wuxuu qeexay 2020 inuu yahay "sanad dhib badan" dhamaan, diblumaasiga ugu sareeya Turkiga wuxuu sheegay jimcihii 27 nov 2020  in, marka lagu daro COVID-19, Islaam nacaybka uu usii kordhayo sidii hore. Mevlut Cavusoglu oo ka hadlayey kal-fadhigii 47-aad ee Golaha Wasiirrada Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee ka socda caasimadda Nijer ee Niamey, wuxuu tilmaamay Meel-marinta sii kordheysa ee Islaam nacaybka, cunsuriyadda, iyo khudbadaha ka dhanka ah muhaajiriinta, gaar ahaan Yurub. "Si kastaba ha noqotee, muhaajiriinta iyo Muslimiinta waxay sii wadaan inay wax ku biiriyaan bulshadooda. Tusaalaha ugu dambeeyay waxaa weeye horumarinta tallaalka COVID-19 oo ay sameeyeen labo Turki ah oo ku nool Jarmalka," ayuu yiri, isaga oo ula jeeda saynisyahannada Ugur Sahin iyo Ozlem Tureci.

 

Kaso gudub fariinta wasiirka o ku jahaysan islaam nacaybka manta waxaan ognahay o aan innaga qorsonayn cid walba in islaam nacaybku uu aad u kordhay isla markaana u gaadhay halkii ugu saresay waagi hore waxa lagu oleleen jiray in muslimiintu argaxiso yahiin balse manta halka ay marayso waynu aragnaa o nabigine ayay mar walba wax ka shegayaan  o xataa madaxwayne dal o duliya o bilaa damiira o maskaxda ka jirin waxaanu nabigu u qalmin sheganayaa ilaahay calaamado ha tuse ka e maskaxda ka jirin sida u cadeyay madaxwaynaha geesiga ah e turkiga.


Bushaaro ayaan idin hayaa wayn o ah in dhaqalihi france u dhulka galay isla markaana u hoose dhac wayn u ku jira o dhan 12% Bagga ayaan lenahay.

 

Haddaba Talo Dagan?

Si aan france uga aargosano aar gosasho toos ah sida aan hore ba idinkula wadagay waa in anaay ganacsatada somaliyeed wax alaab ah kaso qaadan isla markaana ay badal kale raadsadaan shacabkanu waa in anay iibsan fadlan iska hubi o akhri in aanad alaabta iibsan hadii aad made in france ku aragtid halkeeda kaga tag.

 

Insaha allah Barnaamijyo waawayn ayaan soo gudbin doona o ku saabsan

ISlaam nacaybka waynu la googi dooona ninka maskaxda ka jiran o noqday madaxa islaam nacaybka.

 

TWITTER:     H.E Mohamed Aden Hassan

            Email:          [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...