Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

0
Saturday November 28, 2020 - 10:57:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    Mas'uuliyiinta dowlad degaanka Soomaalida ayaa xaqiijiyay in Shilkaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta dowlad degaanka Soomaalida ayaa xaqiijiyay in Shilkaan




Inta la xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhinta shil gaari oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Magaalada Dhagax buur ee Soomaali Galbeed iyada oo ay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay shilkaas.

 

Shilkaan ayaa yimid ka dib markii xalay isku dhaceen gaari nooca raaxada iyo sidoo kale gaari ah nooca Soomaalida u taqaano Candho meyle.

Mas’uuliyiinta dowlad degaanka Soomaalida ayaa xaqiijiyay in Shilkaan uu ahaa halis badan, islamarkaana labada qof ee waxyeelado soo gaartay ay ku sugan yihiin xaalad halis ah.

 

Shilkaan ayaa la shegay in uu sabab u ahaa wadada uu ka dhacay oo aad u bur-bursan,iyada oo ay adkaanayso in wadayaasha gaadiidku ay xakameeyaan iyo xirfadda Darawalada qaarkood oo iyana la sheego in ay sabab u yihiin shilalka.


Loading...
Loading...