Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah Qoraal taxane ah (Qaybtii 1aad)

0
Saturday April 27, 2019 - 09:30:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah Qoraal taxane ah (Qaybtii 1aad)

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ma qurux badna in labada nin midna Malaaig aan danbi lahayn ka dhigo midna ka dhigo Shaydaan danbi oo dhan leh , Balse sidiisaba Ba,ni Aadamku wuxuu u dhaxeeyaa labadaa

قال تعالی : ( ونفس وما سواها فألهمها فجورها وتقواها )



Waxaanse doonayaa inaan u falanqeeyo si ka Qotodheer siiba waxqabadkooda iyo kaalinta ay kaga jiraan qarankan

Mujaahid Maxamuud Cabdi Shide xusid wuu inaga mudanyahay isagoo ah Nin Naf iyo Maalba u huray Qarankan !


Mayor C/raxmaan Soltelco Waa xildhibaan kusoo baxay Codkii iyo Maalkii iyo weliba Tacabkayagii la xisaabtan iyo

falanqayn mudada uu joogay waa Xaq aan ku leenahay Maayirka Hargeysa Hadaanu nahay dadkii u codeeyay

La Soco ....


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...