Faah-Faahin Dheeraad Oo Ka Soo Baxaysa Qarixii Cawa Ka Dhacay Muqdisho

0
Saturday November 28, 2020 - 08:34:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah-Faahin Dheeraad Oo Ka Soo Baxaysa Qarixii Cawa Ka Dhacay Muqdisho

    "Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa gaaray ciidamada ammaanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa gaaray ciidamada ammaanka"

Faaf-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax caawa fiidkii ka dhaxay magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaayad u dhaw garoonka diyaaradaha ee aadan Cadde, waxaana dhawaqa qaraxaasi si weyn looga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho ee Gobolkani banaadir.

 

Shaqaalagha gurmadka deg-deg ah ee Amiin Ambalaas ayaa sheegay in Qaraxa ay ugu yaraan ku nafwaayeen 7 qof halka dhaawacana uu gaaray ilaa 10 qof.

 

Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa gaaray ciidamada ammaanka, kuwaas oo xiray agagaarka maqaayadda ay musiibadu ka dhacday.

 

Wali laamaha amaanku kama hadal qaraxa, mana jirto Cid ilaa hadda sheegatay Mas'uuliyadda qaraxasi, inkastoo inta badan qaraxyada ka dhaca magaalada ay fuliyaan kooxda Al-shabaab, waxaana hadda xaaladdu ay tahay mid kacsan, iyadoo wali logu howlan yahay sidii la isku haleeshiin lahaa daka dhawaca ah iyo ehaladodii.

 

BBC


Loading...
Loading...