Mucaaradka Soomaaliya Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Baxay Cumar Filish

0
Friday November 27, 2020 - 19:18:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaaradka Soomaaliya Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalkii Kasoo Baxay Cumar Filish

    "Goluhu wuxuu caddeynayaa in Madaxweyne Farmajo uu qaadayo mas'uuliyadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Goluhu wuxuu caddeynayaa in Madaxweyne Farmajo uu qaadayo mas'uuliyadda"

Hargaysa (HWN) Musharraxiinta mucaaradka ah ee xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay hadal shaley kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadiir Cumar Filish kaas oo weerar afka ku qaaday go'aanadii shaley kasoo baxay shirkii ay kusoo gabagabeeyeen magaalada Muqdisho.

 

Waxay sheegeen in hadalka Cumar Filish ay dhab u qaadanayaan ayaa lagu yiri war murtiyeed ay soo saareen musharraxiinta mucaaradka "Goluhu wuxuu caddeynayaa in Madaxweyne Farmajo uu qaadayo mas'uuliyadda natiijada ka dhalata falka colaad hurinta ah ee ay xukuumadiisu ku hawlan tahay"

 

 No description available.


Loading...
Loading...