Dollarka Ay Dawladu Jabisay Way Ku Amaanantahay Balse Waxyar Idhagaysta gannacsadoow

0
Saturday April 27, 2019 - 09:25:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dollarka Ay Dawladu Jabisay Way Ku Amaanantahay Balse Waxyar Idhagaysta gannacsadoow

    Dhawaan waxa dhulka gallay dollarkii maraykanka ee dalkeena lagu isticmaali jiray,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan waxa dhulka gallay dollarkii maraykanka ee dalkeena lagu isticmaali jiray,
taas oo ay ku amaananyihiin baanka dhexe ee hawshaasi gashay.

Waxa kaloo jirta in wali maciishadii ay xageedii taaganyihiin ,ama sidii caadadda ahayd ayna wax is baddali ihi ayna ku dhicin,taas oo caqabad ku noqon karta nolosha danyarteena.

Ganacsadayaashu waa kuwa ugu badan ee ku lugta leh inay wax walba cirka geeyaan,si ay mar walba u macaashaan ama dheefta kaligood hellaan,.


Falsafad ahaan kuwan wax ka ganacsanaya waxa ay wax ku yihiin bulshada oo haddayna bulshadu wax ka iibsan lahayn may helli lahayn wax ay iibinayaan waa customers iyo sales .

Haddaba waxa ku habboon inay ganacsadayaashau iska daayaan aniga oo ay u naxariistaan bulshadooda

Way kartaa dawladu inay raashin soo iibsadaan oo ay dadku qiimo jaban kaga iibiyaan haddana waxa la dhowraya idinka haddaba halla iskuwada naxariisto ganacsadaayashu ha ugu horreeyaan
Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...