"Siyaasaddii Jeegaantu Mar Bay Ahayd Markiina Nin Keliya Ayay Anfacday" Siyaasi Cali Guray.

0
Friday November 27, 2020 - 10:01:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Siyaasaddii Jeegaantu Mar Bay Ahayd Markiina Nin Keliya Ayay Anfacday" Siyaasi Cali Guray.

    "markii uu dantiisii ku gaadhayna wuu iskaga marmay."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"markii uu dantiisii ku gaadhayna wuu iskaga marmay."


Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Maxamed Yusuf ayaa taageeray hadalkii Goboose ka jeediyay Gaashaamo ee ahaa in madaxwayne Mustafe Cagjar uu degmo siiyo Beesha Habarjeclo.




Sidoo kale waxa uu siyaasigu ka hadlay Jeegaantii Muuse Biixi ku fuulay kurisiga dalka usareeya, Siyaasi Cali ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook, waxaanu qoraalkaasi udhignaa sidan:-


"Kolka aan leeyahay midnimada Burco danta Somaliland baa ku jirta wax kale uma jeedo ee waa intaa uu Dr Gaboose u jeeday sida aan u fahmay. Siyaasaddii Jeegaantu mar bay ahayd markiina nin keliya ayay anfacday oo keligii ku guuray oo Madaxwayne ku noqday ka dib markii uu dantiisii ku gaadhayna wuu iskaga marmay.


Xaaladda dalku maanta siday tahayna inta wax ogi way og yihiin Ilaahayna qiyaamaha kuwa wax og iyo kuwa aan wax ogayn si uma wada xisaabiyo" .


Loading...
Loading...