TACSI HadhwanaagNews oo tacsi u direysa Geerida Marxuum C/Rahman Mah'ud Hashi.

0
Thursday November 26, 2020 - 21:59:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI HadhwanaagNews oo tacsi u direysa Geerida Marxuum C/Rahman Mah'ud Hashi.

    Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun.

Mulkiilaha, Maamulka iyo shaqaale waynaha Shabakada Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Geerida ku timid Marxuum C/Rahman Mah’ud Hashi oo habeennimadii Talaadada lagu dilay  waqooyiga magaalada Edmonton ee dalka Canada.




Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Ahmednnasir Jibriil Faarax ayaa si gaar ah tacsi ugu diraya ehelkii iyo Asxaabtii uu ka Baxay Marxuumka ladilay, isagoo ilaahayna uga baryay  marxuumka  inuu samir iyo iimaan ka siiyo ehelka uu ka baxay iyo asxaabtaba.


Halka marxuumka  dhintay uu ilaahay uga baryay inuu janadii fardawsa geeyo.

 

Guud ahaanba shaqaalaha Hadhwanaag ayaa marxuumka uga baryay ilaahay inuu jannadii fardawsa geeyo asxaabtii uu ka baxay iyo ehelkiisiiba uu samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Aamiin Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...