Waxaa qoray, Xildhibaan Mahad Salaad oo katirsan Baarlamaanka Somaliya.

0
Tuesday November 24, 2020 - 10:12:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa qoray, Xildhibaan Mahad Salaad oo katirsan Baarlamaanka Somaliya.

    - Haddan shayb talada loo dayn - Shugle naaga laga qaban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

- Haddan shayb talada loo dayn - Shugle naaga laga qaban

"Cawrala Cilmi Qurac [AUN] oo noolayd Qarnigii tagay horraantiisa, ahaydna qof aad u xigmad badan, aadna looga yaqaannay deegaanada Gobollada Dhexe ayaa laga hayaa xigmaddan:



- Haddan shayb talada loo dayn

- Shugle naaga laga qaban

- Shansho hilibka loo badin

- Sheekh durista laga dayn

- Shar ninkeeda lagu gubin

- Adduun shay ba’ay ka soo qaad!


Bal hada u fiirso, Gudoomiye Cabdi Xaashi, Wasiir Maareeye iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeen hore Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo xilal sare dalkaan ka soo qabtay intii Soomaaliya burbursanayd, har iyo habeen u taagnaa midnimada iyo sidii Soomaaliya mar kale lugaheeda isugu taagi lahayd ayaa maanta laga celin la’yahay Mahdi Guuleed oo shalay Itoobiya laga soo xawilay, shaqada kaliya ee lagu yaqaanana ay tahay qurxinta taariikhda Itoobiya iyo u adeegidda Fahad iyo Farmaajo!

Hon. Mahad Salad"

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...