Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor

0
Sunday November 22, 2020 - 09:16:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor

18kii bishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu soo daweeyo. Dr. Aadan, waxa uu leeyahay taariikh ka la duwan, waa nin door weyn ka soo qaatay hanaqaadkii ururada rayidka ah ee Somaliland. Waxa kale oo uu ka mid ahaa kooxdii UFFO ee 1982kii dawladdii kacaanka ahayd ee Soomaaliya xukunnada adag ku ridday, isaga oo siddeed sano ku xidhnaa xabsigii Labaatan Jirow. Xabsigaas oo ay ku wehelinayeen rag ay asxaab ahaayeen, oo eedda ugu weyn ee loo haystay ahayd: in ay is abaabuleen oo ay si mutadawacnimo ah dadkooda ugu shaqaynayeen; waa na sababtii ugu weynayd ee loo xidhay loo na xukumay.

 

Wareysiga idinku soo socda oo uu Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare” 27.05.2011 la yeeshay Dr. Aadan; xilligaas oo uu ka fadhiistay shaqo uu afar iyo toban sano ka hayey hay’adda Progresio, oo uu madax ka ahaa xafiiskeeda Somaliland, waa wareysi ku saabsan taariikhnololeedkiisii wixii ka horreeyey 2011.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...