Guddoomiye Ku-Xigeenkii Hore Ee UCID Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee KULMIYE

0
Saturday November 21, 2020 - 15:24:38 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku-Xigeenkii Hore Ee UCID Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee KULMIYE

    Guddoomiye Ku-Xigeenkii Hore Ee UCID Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Ku-Xigeenkii Hore Ee UCID Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee KULMIYE

Hargeisa(HWN):-Xisbiga Kulmiye ayaa siyaasiga Cabdinaasir Buuni, u magacaabay afhayeenka guud ee KULMIYE. 



Warqad uu ku saxeexan yahay Axmed Cabdi Dheere, guddoomiyaha labaad ee Kulmiye ayaa lagu magacaabay siyaasigan hore guddoomiye ku-xigeenka uga soo noqday UCID. Jagadan hore waxa u hayay wasiirka Qorshaynta Xasan Gaafaadhi.



Loading...
Loading...