Gancsiga Iyo Xaaladaha Burburka

0
Saturday November 21, 2020 - 11:14:17 in Articles by A. Asbaro
  • Visits: 1009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gancsiga Iyo Xaaladaha Burburka

    Fikradaha khaldan ee aan aqoonta ku fadhiyin ee maamulayaasha shirkadu rumaystaan ayaa ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fikradaha khaldan ee aan aqoonta ku fadhiyin ee maamulayaasha shirkadu rumaystaan ayaa ah


Shirkadaha dhaqaale ahaan burbura waxa sabab u ah marka shirkaddu ay curin kari weydo wax cusub iyo horumar dhinaca hawsheeda ah adeega ama badeecad. Taasi oo keenta inay bixin kari weydo kharashaadka hawsha lagu wado marka uu yaraado iibkeedu (Operating costs).



Fikradaha khaldan ee aan aqoonta ku fadhiyin ee maamulayaasha shirkadu rumaystaan ayaa ah arinka ugu horeeya ee baabiiya shirkada , taasi oo ah inay rumaystaan inay soo saaraan adeega ama badeecadda ugu tayo wanaagsan, qiimo ahaan ugu jaban baahina loo qabo. Waxaana ay isha ka laalinayaan tartamataasha oo ay ka soo qaadan kuwa aan gaadhayn heerka macmiil ay shirkadoodu kasbatay.

Si ay shirkadaadu horumar u samayso waa in maamulka shirkadu yeeshaa kuwo talada siiya iyo aqoonyahano khibarad u leh suuqa iyo isbedelka tartanka ka jira suuqa ama ku soo waajahn mustaqbalka. Go’aan qaadashada iyo aaminsanaanta inaad tahay shirkadda macmiil badan maaha mid ka badbaadinaysa gantaalaha burburka ee ay kugu soo ganayaan tartamayashaadu kuwaasi oo ku baraarugay marka horeba macaashka shirkadaada ee xooggan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...