'' Isaaq Vs Ogaadeen ''.

0
Saturday November 21, 2020 - 09:37:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Isaaq Vs Ogaadeen ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Isaaq iyagoo 33 xildhibaan ee Somaliland 21 leh , oo caasimadle , oo raysal wasaare leh , oo 5 wasiir 3 leh , ayay dawladoodii go  ku qaadeen , ka dibna yidhaahdeen Mogdisho hana xukunto , wax walbana ha qaadato .



30 sanadood markii si fiican loo xukumey ee dirqi iyo tu xun ay kusoo doogeen , dantooda intay ku foofaan qunyar dhulkooda dhisan maayaane 30 sanadood uun bay ku murmayaa waxaan macne lahayn oo bilaa faa’ido ah ,


Ogaadeen waa reerka Soomali ugu badan jilib ahaan , ugu deegaa badan  , ugu saldanad iyo dhaqan fiican , ugu xigmad iyo suugaan badan , uguna xoolo iyo deegaan wanaagsan .


Nasiib darro Ogaadeen , waxaa goradda loo geliyey gumaysi madow oo cunaha kagga duuban oo ay la halgamayeen 100 sanadood , kasoo siday uga hoos bixi lahaayeen ay wax walba u hureen .


Si kastaba ah ahaatee , Isaaq iyo Ogaadeen , labadooduba waa imtixaaman yihiin  , Isaaq arrin xumaa laggu imtixaamay Ogaadeena gumaysi .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...