'' Awlaaddii Kacaanka Oo Is Uruursanaysa ''.

0
Friday November 20, 2020 - 09:56:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Awlaaddii Kacaanka Oo Is Uruursanaysa ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Maxamed C/risaaq Maxamuud Abuubakar oo loo magacaabay caawa Wasiirka wasaaradda arrimaha debedda ee Soomaaliya , waxa dhalay Gaashaanle C/risaaq Maxamuud Abiibakar oo ahaa sarkaal ka tirsan saraakiishii inqilaabtay xukuumaddii rayidka ahayd ee Soomaaliya 1969 , kaasoo ka mid ahaa golihii sarre ee kacaanka ( SRRC) .



C/risaaq oo macalin ahaan jirey  markiisii horre waxaa ka saarey macalinimadda Maxamuud Axmed Cali oo saluugey habkiisii wax dhigista ka dibna wuxuu u wareege dhinaca ciidamadda , ka dib inqilaabkiina waxaa loo magacaabey wasiirkii waxbarashadda .


Maalin dhawayd ayuun bay ahayd markii raysal wasaare Rooble sheegayay in isagga iyo Farmaajo isku ahaaayeen ubixii kacaanka oo ay isku awlaaddu kacaan yihiin , c/risaaqna waa xubin kale  oo kusoo korodhey awlaadda kacaanka ee is uruursanaysa .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...