Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cumar Carte Qaalib

0
Thursday November 19, 2020 - 17:16:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cumar Carte Qaalib

    Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun                                                                  

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji MaxamedSiciid Ducaale, Guddoomiye ku- Xigeenka Shirkadaha Dahabshiil Group, Maamulaha Guudee shirkadaha Dahabshiil Group, Ku- Xigeenka MaamulahaGuud, Maareeyahaha Dahabshiil Money Transfer, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Group S&CS, Maareeyayaasha SOMTEL, Maareeyaha Dahabshiil Bank, iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil Group waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaandhamaan eheladii, asxaabtii, Qoyskii iyo Qaraabadii gaar ahaan reerCumar Carte Qaalib,geeridda naxdinta leh ee ku timi MarxuumCumar Carte Qaalib, oo 18/11/2020 ku geeriyoodey Magaaladda Hargeysa.

 

Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaansugan oo saadiqahna Ilaahay ha ka siiyoqoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.

 

Waxa aannu Ilaahayuga baryaynaa inuumarxuumka Eebbaheen Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo, qabrigana uga dhigo beerka mid ah beeraha jannada.

 

Aamiin. Aamiin.

 

No description available.


Loading...
Loading...