Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Oo Gaaray Magaalada Baladweyne

0
Thursday November 19, 2020 - 15:32:11 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Oo Gaaray Magaalada Baladweyne

    Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan




Wafdi u hoggaminayo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (dabageed) ayaa ka degay garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee Magaalada Beledweyne iyada oo si diiraan loogu so dhaweyey.

 

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Beledweyne, kuwaas oo garoonka uga hortegay.

 

Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle ayaa horudhac u ah Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Cusub ee Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan magaalada Beledweyne todobaadka soo socda.

 

Madaxweyne Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (dabageed) ayaa kulamo la qaadan doona maamulka Gobolka Hiiraan iyo Bulshada Magaalada.


Loading...
Loading...