Xubnaha DFS Uga Mid Noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Oo La Magacaabay

0
Thursday November 19, 2020 - 11:03:10 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha DFS Uga Mid Noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Oo La Magacaabay

    Xubnaha Guddiyada oo ka kooban 15 Xubnood ayaa waxaa ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Guddiyada oo ka kooban 15 Xubnood ayaa waxaa ay


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xubnaha Guddiyada oo ka kooban 15 Xubnood ayaa waxaa ay noqonayaan kuwo lagu dhameystirayo min 8-da Xubnood ee ka imaanaya dhinaca Shanta Dowlad Goboleed.

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaan weli dhankooda soo Magacaabin Guddiyada doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed, sababo la xiriira Xubnaha mucaaradka iyo musharixiinta Madaxweynaha oo sheegay in Guddiyadii horay loo Magacaabay inay ku jiraan Xubno ka tirsan NISA iyo Shaqaalaha Dowladda.




Loading...
Loading...