Maxaa Ka Dhaxeeya Waddamada Horumarka Gaadhay Iyo Dadaalkaqudhaanjada

0
Friday April 26, 2019 - 11:41:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Dhaxeeya Waddamada Horumarka Gaadhay Iyo Dadaalkaqudhaanjada

    Sida aynu ognahay qudhaanjadu waa xayawaan ka mida xayawaanada loo yiqaan bah jinic ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aynu ognahay qudhaanjadu waa xayawaan ka mida xayawaanada loo yiqaan bah jinic , kuwaa oo lagu tiriyo inay yihiin xayawaanadda ugu diciifsan ,balse karti iyo hawl karimeed leh.

Maalin casaray ahayd anniga oo meel fadhiya , isla markaana ku shaahaynaya inaan arkay qudhaanjo badan oo meel ku urursan, kuwaaSi oo samaynaayay layn oo ay isku daba taxantaayeen,mid kastoo ka mida waxa uu watay xabad firiya isagoo ku xaraynaayay goddkii


Waxa aad kayaabaysaa sidii ay u dagdagayeen mid kastina hawshiisa u wadanaayag iyaga oo sidaa isku dhaafdhaafayay.

Xaggaa waxa ku cad kartida qudhaanjada,iyo inay ku jirto cibrad.

Sida aan ognahay waddamada horumarka gaadhay ee tallaabsaday , sida yurub iyo maraykanka ama koonfur bari eeshiya waxa uu dhaqankoodu yahay hawl karnimo, wakhtigooda badana waxa ay galiyeen shaqo ama aqoon,isla suuqyada waxaad ku arki si
Ama aynu la soconaba dad cararaya oo wakhtigoodu xisaabsanya ,adiga moodaysid computer ama dad hawl kara oo isla sidaa qudhaanjada isku dhaafdhaafaya.

Bal somalilandteenan imisaa wakhtigooda ku qaadanaya kollayada oo dul fadhiya qaadka ? haddayse inbadan xikmad ka qaataan dadaalka qudhaanjada in badani naftoodawaxbay u tari lahaayeen xikmadda maantuna waxay tahay ka qaata qudhaanjada sidaa ay reer yuruba xikmad uga qaateen qudhaanjada.
Hamse riiraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...