Xasan Sheekh & Madaxweynaha Galmudug oo kulan xasaasi ah yeeshay

0
Thursday November 19, 2020 - 10:50:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh & Madaxweynaha Galmudug oo kulan xasaasi ah yeeshay

    Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay HSM ayaa si gaar ah loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay HSM ayaa si gaar ah loogu


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sheikh Maxamuud iyagoona ka wada-hadllay arrimo la xiriira geedi-socodka Doorahada 2020-2021.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay HSM ayaa si gaar ah loogu lafaguray maareynta marxaladda kala- guurka ah si hannaanka doorashadu u noqdo wada-ogol ah, loo dhanyahay isla markaana loo simanyahay.

Hoggaanka Galmudug ayaa gundhig u ah geedi-socodka doorashadan, oo dhanka ka qeybgalka dadweynaha iyo deegaan doorashadaba kaga ballaarran middii 2016.


Loading...
Loading...