Ismail Abdillahi Handuleh iyo qoyskiisa Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cumar Carte Qaalib

0
Thursday November 19, 2020 - 09:16:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ismail Abdillahi Handuleh iyo qoyskiisa Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Cumar Carte Qaalib

    Inaa lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajacuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajacuun.


Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga soo dirayaa eheladii iyo ummada somaliyeed,


Khaastan reer somalilaan geerida naxdinta leh ee Marxuum Cumar Carte Qaalib,




Oo ku geeriyooday Hargeysa Maanta, Inaa lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajacuun.


Waxan Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo,inana Samir iyo iimaan inaga siiyo. Inaa lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajacuun.


 

   Ismail Abdillahi Handuleh iyo qoyskiisa.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...